Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbigaas Mudane Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Iclaaminta Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo dhawaqa ka soo yeedhay Madaxweynaha Somalia ee ku aadan in somaliland qayb ka tahay Shirkii Maamul Goboleedyada.
Boorama SDN/QJ
