Uncategorized

“Waxaan odhan lahaa Suldaan Wabar ilaahay kugumuu qaban inaad Mawqifkaas qaadato,Xukuumadana…” Suldaan Yuusuf Xiiray DAAWO

Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray, ayaa Farriimo u diray Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inaan Gobolada Galbeedka Somaliland ka sii mid ahaanayn Somaliland islamarkaana galay Degaanka Qul-u-jeed ee Gobolka Awdal halkaasi oo la sheegay inuu Maleeshiyo ku Urursaday. Waxa uu sidoo kale farriin u diray Xukumadda Siilaanyo.

Halkan Ka Daawo