|

“Waxaan Shacabka Hargaysa ugu baaqaynaa in Maalinta Sabtida ay Golahooda u soo Gurmadaan oo Badbaadiyaan” Xildhibaan Ibraahin M.Buubaa DAAWO

Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku guubaabiyay Bulshada ku nool Magaalada Hargaysa inay isugu soo baxaan Maalinta Sabtida oo Yimaadaan Xarunta Golaha Wakiilada si ay uga badbaadiyaan in Xukuumadu Hawl gal ka fuliso Aqalka Baarlamaanka.
Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaaa Hadalkan ka sheegay Mar uu la hadlayay Taageerayaal ku soo biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo lagu qabtay Magaalada Burco.

Burco SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed