|

Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Si Balaadhan Maanta Loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Burco DAAWO

Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo Sadex Bilood ah Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Hargaysa Kadibna uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Cafis Madaxweyne Ku sii Daayay.

Comments are closed