|

Xaafad Hargaysa ka Mid ah oo Ka Cabanaysa Baahiyaha Aasaasiga ah ee Nolosha Aadamaha DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):- Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Sannadba Sannadka ka danbeeya sii fidaysa Isla markaana Waxaa Marba Marka Xiga sii Kordhaya Baahiyaha Nolosha ee Bulshada Degmooyinka ku dhaqan.
Xaafada Isha Boorama oo ka mid ah Degsiimooyinka Qadiimiga ah ee Hargaysa ayaa Cabasho ka qabta Waxqabad la’aan dhinacyada Kaabayaasha Nolosha.

Comments are closed