Uncategorized

XAFLADDII UCID EE MAGALADDA OTTAWA, CANADA(DAAWO SAWIRADA)

Ottawa Nov 15,2012(SDN)-Waxaa magaala madax dalka Canada, Ottawa lagu  qabtay habeenkii Sabtidii November10/2012 xaflad  ilyartu  isqabatay oo lagu taageerayo  xisbiga ucid iyo Hogaankiis cusub.(Hogaanka dhalinyarada cusub ee aqoonta leh)

Xafladaas oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay oo I qiimo badan la iskugu duba riday hadaba. Waxaana  isku duba ridaayey oo xidhiidhiye u ahaa Mohamed Ahmed Cige (Mohamed case).

waxaa xafladaa   hadalo qiimo iyo qaayo leh ka soo jeediyey, mujaahid Ibrahim mead. mudane hassan dahir former governer of awdal. mudane,(abwaan) Abdillahi good, marwo farduus maax.

mudane, abdilqadir ahmed sugule. mudane  mohamed Muse (Cubayda). mudane,Nasir Xaaji fiye oo ahaa gudoomiyihi ottawa ee xisbiga waddani oo hada u soo digo rogtay xisbiga ucid.

Waxaa madshaa habeenkaa  ka tumayey oo wacdaro ka dhigay   fanaanka weyn ee osman montreal oo halka ka qaaday heeso macaan oo aad loogu raaxaystay dadkana raaligaliyey.

waxaa xafladn isku soo dubariday
Adbirahman farah
Mohamed Ahmed (Mohamed case)
zeinab (Doouze)
Abdirizaaq (qulka)
Xaga Farsmad sawirada iyo video waxaa isku dubariday
Ahmed abdixaad (iris.tv,and, video,and camera).