05,May,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye xigeenka Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, Ayaa Maanta Shaaciyay Inuu yahay Musharax U taagan Kaalinta Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye, Isaga Oo sheegay Inuu Haatan yahay Musharax U taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga,.
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Isaga Oo Taa Musharaxniimadiisa Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye U daliishaday ayaa waxaa uu Sheegay Inaay Golaha dhexe Ee xisbigu Ku jirin waxii Laysku Afgartay amaba lagu Heshiiyay, Ee ahayd Hogaanka sare Ee Xisbiga Waxaanu Intaa Ku daray Haday tahay Tan madaxweynaha iyo Shir gudoonka Golaha dhexeba In lagu Tartami doono…………………
SDN/QJ-Hargaysa
contact@somalidiasporanews.com
………………………………………………………………………….
