|

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Tilmaamay Fursada Seegtay Gudoomiye Axmed Muumin Seed,Talooyin uu u Soo Jeediyey Iyo Xisbigiisii Waddani oo uu Sheegay inay Abrisyo soo Galeen DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lala Yeeshay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Ka Hadlay, Muxuuse ka yidhi garabka Isbahaysiga ee kusoo biiray Xisbiga Waddani.

xildhibaan-siciid-cilmi-roobleWaxa uu Xildhibaanku Sheegay inuu Hawlo Caafimaad uu dalka dibadiisa u tagay isagoo Xusay in Golaha Wakiilada Saaxiibadii uu ku lahaa ay Guri Cas kaga Guureen Taasina ay Xannuun hayay oo dhiig kar ah kor u qaaday Waxaa kale oo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble uu Sheegay inuu hore uga mid ahaa Xisbiga Kulmiye Isla markaana ragii Jihada ka halaabiyay Xisbiga Kulmiye ay haatan ku soo Biireen Xisbigii uu ku Jiray ee Waddani Waxaanu Talooyin Kala Duwan u soo Jeediyey Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed oo Qaadacay Natiijadii Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani.

Comments are closed