Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku abtirsada Xisbiga Kulmiye Balse haatan u Janjeedhsamay dhanka Mucaaridka gaar ahaana lagu Tiriyo inuu Saaxiib dhow la yahay Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa Si adag uga hadlay Ficilada ay Xukuumadu ku doonayso inaan doorasho dalka ka dhicin, Sidoo kale Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Waxa uu Sheegay in Gudoomiyaha Golaha Guurtidu uu la saftay Xukuumada Siilaanyo .
Waxa uu Xildhibaankani Soo Taxay Fursadaha Gudoomiyaha Guurtida uga banaanaa Xeerka Diiwaangelinta ee uu Ku raacay Mudanayaasha laga amro sida uu yidhi aqalka Madaxtooyada.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
