
Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo shaqada dawlada hoose iyagoo geesta kale ugu baaqay gaadiidlayda magalada hargeisa inay wadad sidoodii hore u maraan iyago sheegay inay maalinta sabtida ah ay ka yeelan doonan kala fadhi aan caadi ahayn oo arintaasi lagaga hadlo
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
