|

“Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda, Kii Waayayna Wakaa Buurta Gacan Libaax Fuulay Kii Kalana Wuxuu Fadhiyaa Madaxtooyadda’’ Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta markii Kowaad ka hadlay Go’aanadii ka soo Baxay Shirkii Beel weynta Garxajis ugu soo xidhmay Todobaadkan Buurta Gacan Libaax.

“Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda Iyo Waliba Xeer Nimaadkii Doorashada Ee Wakhtigaas Iyaga Oo Ku Ololeynayay Hab Qabaa’ilaysan .Kii Waayayna Wakaa Buurta Gacan Libaax Fuulay Kii Kalana Wuxuu Fadhiyaa Madaxtooyadda Waa inaynu Isku Keenaa Labada Qabiil ” ayuu Yidhi Eng Faysal Cali Waraabe.

Comments are closed