Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiyaha xisbigaasi.
Musharax Jamaal waxa uu sheegay in guud ahaan la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu fariin u diray guud ahaan shacabka somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Ucid
halkan ka daawo
