|

Xisbiga UCID oo Tartan Ciyaareed Ka Furay Garoomada Kubadda ee ugu Waaweyn Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta ugu sar-sareysa Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartan ciyaareed ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan kaasi oo ay ka dhici doono qaar ka mid ah garoonada ugu waaweyn dalka, waxaana mas’uuliyiinta oo halkaas ka hadashay ay sheegeen in ay ka qeyb-qaadanayaan dhiiri-gelinta ciyaaraha iyo weli ba sida oo kale siddii loogga mashquulin laha balwadaha iyo aafada halista ah ee Tahriibta.

Comments are closed