Hargaysa 29.October 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii Ciyaaraha ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Rooda Cabdi Muuse oo ayaa shaacisay inay iska casishay xilkii iyo xubunimadii ay kaga tirsanayd Xisbiga Waddani.
Xoghayihii Ciyaaraha ee Xisbiga Waddani oo Sababaysay Amuuro ay Iska Casishay Xilkii Xisbigaas DAAWO
