|

Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo Magaalada Beer ee Gobolka Togdheer kaga qaybgalay Caleemo saar Suldaan Cusub DAAWO

b7f19f75-7185-479c-8e11-66629e1df27aBeer 26.May 2016 (SDN/QJ ):  Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayey ayaa maanta Degmada Beer ee gobolka Todheer ka qayb galay munaasibad balaadhan oo laga caleemo saaray Suldaanka Guud ee beesha Ibraahin Sheekh Isaxaaq (Sanbuur).
Munaasibada Suldaanka oo ahayd mid si wayn loo agaasimay isla markaana ay ka qayb galeen marti sharaf heer sare ah oo ka kala socday Xukuumadda Somaliland, Salaadiin reer Somaliland ah iyo kuwo ka socday dalka Soomaaliya ayaa maanta ka qaybsoontay Degmada Beer ee Gobolka Todheer.

Comments are closed