Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay dalal Cusub oo ku soo biiray Sanduuqa Horumarinta Somaliland .
Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland Waxaa uu qayb weyn ka Ciyaaraa Guud ahaan arrimaha Horumarka ee Somaliland u ooman tahay .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
