|

Xukuumada Somaliland oo Qorshe Saxiix Hal Milyan oo Qof ka Bilawday Magaalada Borama kaasi oo ay Ictiraaf Dunida kaga Doonayso DAAWO

Hargeysa, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Xukuumada Somaliland ayaa ka Bilowday Deegaano badan oo dalka ah Sidii ay u heli lahayd Saxeexa Bulshada oo dhan Hal Milyan oo qof si ay u iibgayso qaranimadda Somaliland oo haatan u dabaal degi doonta 25 Guuradii ka soo wareegtay markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay in dib loo soo celiyey Madax bannaanidii Jamhuuriyadda Somaliland.

Comments are closed