|

Xukuumada Somaliland wakhtigeedu dhamaaday oo guclo oraad ugu jirta lunsiga hantida umaada Oo Iibisay Iskuulka Riis DAAWO

Hargaysa 03. October 2017 (SDN/QJ):- Dadweyne Gadoodsan ayaa maanta isugu soo baxay Iskuulka Hoose Dhexe ee Sheekh Cali Cismaan (Ex Riis) ee Magaaladda Hargaysa Iyagoo ka cadhaysan qaybo ka mid ah dhulka Dugsiga oo Shakhsiyaad gaar ah lagu wareejiyey isla markaana ay soo dhigeen Jiingado.

Ciidanka Booliska ayaa markii danbe gaadhay halkaasi iyagoo rasaasta nool ku kala eryay dibad baxayaasha.

 

Comments are closed