|

Xukuumadda Somaliland oo u ka Jawaabtay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Puntland DAAWO

Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Sidoo Kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Ciise Xawar ayaa ka hadlay dhawaqa ka soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Punt land iyo Sida ay u arkaan ka hadalka Xuduudaha.

Comments are closed