|

Xukuumadda Somaliland Si Adag uga Hadashay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Dawladda Ingiriiska DAAWO

Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa jawaabtii ugu adkeyd ka bixisay dhawaaq ka soo yeedhay dawladda Ingriiiska oo ku saabsan in Somaliland ay ka mid tahay dalalka aan la isku aamini karin amaankooda isla mar ahaantaana ay ku dartay liiska dalal ay ku sheegeen in ay uga digayaan muwaadiiintooda in ay tagaan.

Comments are closed