Kulan lagu lafo gurayey sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen arrimaha siyaasada beelaha la hayb-sooco oo lagu qabtay Hotelka Rays ee magaalada Boorame

    Boorama May 13,2012(SDN)–Kulan lagu lafo gurayey sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen arrimaha siyaasada beelah la hayb-sooco islamarkaana uga dhex muuqan lahaayeen saaxada siyaasada ayaa lagu qabtay Hotelka Rays  ee magaalada Boorame, kaasi oo ay ka qayb galeen masuuliyiin xukuumada ka tirsan, salaadiin, aqoonyahano, iyo xubno ka mid ah dhalinyaradda iyo haweenka beelaha la hayb…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo kormeeray maanta halka uu shirka uga soconayo Odoyaasha Dhaqanka,Codsina u jeediyay

      Muqdisho, May,13,2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday goobta uu shirka uga soconayo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kuwaa oo looga fadhiyo iney soo xulaan gudigii ansixin lahaa Dastuurka dalka iyo Barlamaanka uu yeelan doono Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in shirkaani uu yahay kii ugu…

      Read More

        18 may ma mudna

        Umadaha iyo qaramada aduunyadu waxay leeyihiin maalmo xus iyo maamuus ka mudan oo ay si weyn u qadariyaan,xaflado iyo bandhigyo farxadeedna ay ku muujiyaan. 18 may waa mid ka mida maalmaha xuska iyo xusuusta ka mudan bulshada waana maalinta qaranimada Somaliland , waxayna ku suntantahay maalintii magaalada burco lagaga dhawaaqay madax banaanida iyo gooni isku…

        Read More

          Nuxurka amar uu wasiirka Caddaaladu ku socodsiiyay hay’addaha Garsoorka Somaliland

          Hargeysa 13, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa qoraal amar ah oo uu soosaaray ku socodsiiyay hay’addaha Garsoorka dalka. Sida ku cad degreetada wasiirka, amarkani waxa uu la xidhiidhaa dhaqan-gelinta cashuur cusub, taasoo ay hore u soo saxeexeen Madaxweyne Siilaanyo iyo wasiirkiisa Maaliyaddu, wuxuuna qoraalka wasiirka Caddaaladu u dhignaa sidan; “Wasiirka…

          Read More

            Madaxweyne Kux-geenka DDS oo xadhiga ka jaray xarun wax akhris oo laga hirgeliyay Jigjiga

            Jigjiga, 13, May 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka  D.D.S ayaa dhagax-dhigay xarun wax akhris oo ay hirgeliyeen Ururka SEWD Foundation oo  ay aas-aaseen muwaadiniin u dhashay D.D.S. Munaasabada Dhagax dhigida xaruntan ayaa waxa Madaxweyne ku-xigeenka DDSI ahna Hogaanka Nabadgelyada iyo Cadaalada Cabdilaahi Yuusuf Weerar kala qaybgalay Wasiirka Arrimaha Xidhiidhka Dawlada Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Guure Bisle,…

            Read More

              Wasaaradda Macdanta oo Wasaaradda Maaliyada ku wareejisay lacag ka soo xerootay Shirkad ay heshiis wada galeen

              Hargeysa, 12, May 2012 (SDN)- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Somaliland, ayaa Wasaaradda Maaliyadda maanta ku wareejisay lacag ka soo xarrootay heshiis ay la gashay shirkad shidaalka ka baadhi doonta Somaliland oo la yidhaa OPHIR Energy. Shir jaraa’id oo ay wada jir manta u qabteen Wisiirrada Macdanta iyo Biyaha, Maaliyadda iyo Wakiilka Shirkada, ayaa si rasmi…

              Read More

                CAKUYE MA ANAA LEYSU-KEY ADEEGSADAY

                Qowmiyad waliba waa ay leedahay ashkhaas dhinac mara danaha dalkaas iyo dadkiisuba ay leeyihiin oo waxa qoorta loo suray magaca  khaa’inu waddan, xabsiga ayaana ah meesha ay nolosha ku laasadaan. Maaha inaan Somaalida ka duwayo eeddda mushkiladeenna oo aan shisheeyaha kula galgalanayo, laakin haddana jilicsanaanteyda iyo kala daadadka igu dhacday ee ii jinsiyo badisay awgii,…

                Read More

                  Al-Zawahiri video urges Somali militants to fight

                  Al-Qaida leader Ayman al-Zawahiri has released a new video in which he encourages Somali militants to fight on despite the challenges. In the video, reported Friday by the Site Intelligence Group which monitors militant activities, al-Zawahiri urges al-Shabab militants not to be deterred by U.S. drone attacks. It is al-Zawahiri’s second video address to al-Shabab,…

                  Read More

                    Ciidamada Reer Yurub oo Markab Iran laga leeyahay ka soo furtay Buracd badeed

                    Nairobi May 12,2012(SDN)-Ciidamada Badda ee reer Yurub kana hawlgala baddaha Soomaalida ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Markab Iran laga leeyahay oo Burcadu u isticmaaleysay in ay ku ugaadhsato maraakiibta kale. Sidaana waxa saxaafada maanta lagu sheegay qoraal ka soo baxay EU NAVOR oo ah taliska hawlgalada ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida. HNLMS Markabka dagaal ee…

                    Read More

                      Somaliland’s President Siilaanyo Visiting Awdal Region

                      Hargeisa (SDN) – The President of Somaliland Mr. Ahmed Mahamed Mahamuud “Siilaanyo” departed to Boorama in the region of Awdal today. The President and members of his administrations are making the journey to cut the ribbon on a newly commissioned road between the cities of Dilla and Boorama. He will also take the opportunity to…

                      Read More

                        AMISOM Soldier Sentenced in Weapons-dealing Case

                        Kampala (SDN)-A military court heard the case and sentencing of a Ugandan soldier accused of selling weapons to a local boy in Somalia during an AMISOM mission. The accused soldier pled guilty to the charge at a Ugandan military tribunal held in Mogadishu where the officer was sentenced to a year in prison and was discharged from…

                        Read More

                          Somalis Protest Banks in Downtown Minneapolis

                          Allie Shah for the StarTribune-Hundreds of people marched through downtown Minneapolis on Friday afternoon, stopping traffic and forcing officials to block off several streets and divert traffic. The protest, which began around 2:45 p.m. outside the Wells Fargo Center building, was aimed at getting Minnesota banks to resume business with local money transfer shops, which…

                          Read More

                            Sheekh Shariif oo sheegay in Somaliland ay is-faham ka gaadheen khilaafkii guddida wada hadalada

                            Hargeysa 12, May 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dawladda ku-meel gaadhka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa waraysi uu dabayaaqadii toddobaadkii dhowaa siiyey shabakadda wararka ee Alnaba’ waxa uu ku sheegay in Somaliland ay isku afgarteen in ay wada hadallada bilaabaan, isaga oo sheegay in khilaafkii u dhexeeyey Somaliland ee la xidhiidhay guddidii wada hadallada ee uu…

                            Read More