Suleymaan Xaglotoosiye oo ka boqoolay Garoowe kiyoon Faroole la kulmin
Garoowe July 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii Jabhadii SSC ee dhawaanta kulanka horudhaca ah la yeeshay madaxweynaha somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay waxa uu ku sugnaa caasimada maamul goboleedka Puntland. Saleebaan Xaglotoosiye ayaan saxaafada la hadal intii uu joogay Garoowe mana cada ujjeedada dhabta ah ee uu halkaa u tegay. Warar xogogaal ah oo aanu helay ayaa sheegay in…
