Madaxii danbi baarista NSStii Soomaaliya oo maxkamadi ku heshay denbi Jir dil ah
Columbus Nov 21,2012(SDN)-Korneel hore uga tirsanaa ciidamada Soomaaliya oo ka hawlgeli jiray ciidamada amaanka looguna yeero “Gestapo of Somalia” ayaa masuuliyada jir dil loogeystay nin u doodi jiray xuquuqda aadanaha masuuliyadeeda loo saaray,waxa sidaa xukuntay maxkamad ku taal gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Xukunka ayaa wadada u xaaraya in danbiilaha iminka lala beegsado maxkamad medini…
