Somaliland: Fisheries Ministry Encourages Local Businesses to Invest Fishing Sector, Issues a Stern Warning to Illegal Fishing Vessels

    Hargeisa, Aug 15, 2013 (SDN) —Somaliland’s ministry of Fisheries and Marine Resources has encouraged local businessmen to tap on opportunities in in fishing industry and issued a stern warning to illegal vessels poaching in the country’s waters. Speaking at a press conference held at the Ministry of Fisheries and Marine Resources conference hall, the Director…

    Read More

      Dawlada Federaalka oo ka Fal Celisay Kufsiyo la Sheegay inay ka Dhaceen Xerada Maslax

      Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay fal kufsi ah oo la sheegay in Khamiistii loogu geystay haweeney Soomaali ah xerada milateriga ee Maslax ee duleedka Muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ku sugan xerada Maslax ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen kufsiga loo geystay haweeneyda Soomaalida….

      Read More

        Kismaayo oo ay Xaaladeedu Maanta Kacsanayd iyo Dhawaqa Rasaasta oo laga Maqlayo

        Kismaayo 15.Aug 2013 (SDN)- Waxaa maanta aad u kacsan guud ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobollka Jubadda Hoose, kadib markii ay gadoodeen ciidamadda Raaskambooni oo ka cabanaya bilo mushaar la’aan soo wajahday awgeed.   Waxaaa ay hakad galiyeen ciidamadaani ka gadoodsan mushaar la’aanta soo wajahday guud ahaan isku socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Kismaayo, iyagoo…

        Read More

          Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Degmada Gar adag

          Gar adag 15.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Md Maxamed Xuseen Dhabbeeye iyo wefti wasaaradiisa ka tirsan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada gar-adag ee Gobolka Sanaag. Agaasimaha guud oo ay socdaalkiisa ku wehelinayaan Agaasime waaxeedada ciyaaraha iyo dalxiiska ee wasaradaasi Md Maxamed Nuux Jibriil iyo Md Maxamed Ibraahim Diiriye…

          Read More

            University of Hargeisa’s IPCS Concludes National Conference on the prospects of Somaliland & Somalia Talks

            Hargeisa, Aug 15, 2013 (SDN) —A two day national conference under the theme “Making the Dialogue Successful:  the Prospects of Somaliland–Somalia Negotiations” has been concluded today in Hargeisa. The conference which kicked off in Hargeisa University conference hall on yesterday was organized by the Institute of Peace and Conflict Studies of the University of Hargeisa….

            Read More

              Wasaarada Kalluumaysiga oo Soo Bandhigtay dhiirigelinta Maalgashiga Khayraadka bada

              Hargaysa 15.Aug 2013 (SDN) Wasaaradda kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda ayaa maanta soo bandhigtay siyaabaha kala duwan ee loo dhiirigelin karo maalgashi lagu sameeyo kheyraadka badda, halka sidoo kalena ay wasaaraddu digniin adag u dirtay maraakiibta badda xaalufisa ee sharcidarada ku kalluumaysanaysa. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Md maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) oo maanta xafiiskiisa ku siiyey…

              Read More

                African Union troops accused of Somalia gang rape

                Nairobi, Aug 15, 2013 (SDN) —The African Union force fighting in Somalia is investigating the alleged gang rape of a woman by its soldiers, a case that has sparked outrage in Mogadishu, the AU said Thursday. A Somali woman has alleged she was abducted, drugged and then repeatedly raped earlier this month by soldiers from…

                Read More

                  Egypt death toll rises to 525 after violent crackdown on pro-Morsi camps

                  Cairo, Aug 15, 2013 (SDN) —Egypt’s Muslim Brotherhood called on supporters to march in protest in Cairo on Thursday following the bloodiest day since the overthrow of President Mohammed Morsi by the country’s military. Egypt’s Health Ministry said Thursday morning that 525 people were killed in violence on Wednesday throughout the country, while 3,717 were…

                  Read More

                    Ciidamo ka Tirsan Jab’hada Raas Kambooni oo isu dhiibay Xarakada Alshabaab

                    Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN) Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan…

                    Read More

                      Wadahadaladii Mucaaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Dib u biloowday

                      Jabuuti Aug 15,2013(SDN)-Waxa Jamhuuriyada Jabuuti dib uga bilowday wadahadalo Ramadaantii horaanteedii u furmay Xukuumada Ismaciil Cumar Geele iyo Dalada Mucaaridka Jabuuti ee ku bahoobay USN. Wadahadaladan ayaan ilaa haatan la isula meel dhigin qodobada siyaasadeed ee la doonayo in la isugu soo dhaweeyo dhinacyada siyaasada dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Waxase ah halka laga duulayo sidii dalka…

                      Read More

                        Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Tallaabadii Hay’adda MSF Kaga Baxday Dalka

                         Muqdisho:15-Aug-2013(SDN)Hay’adda  MSF oo ka shaqeyneysay Soomaaliya 22-kii sano ee ugu dambeeyay, ayaa qaadatay go’aankan adag  ee ay Dalka kaga baxday, kaddib markii ay kordheen weerarrada xad-dhaafka ah ee loo geysanayo shaqaalaheeda, isla Shalayna ay xidhay 14 xarumood oo uga furnaa dalka soomaaliya.   Afayeenka Xukuumada Soomaaliya IngYariisoow  ayaa seegay in ay aad uga xun yihiin…

                        Read More

                          Laba Wasiir oo Ka Tirsan Dawladda Federalka oo Isku Faro-saari Gaadhay Hawlo Ganacsiga la xidhiidha

                          Muqdisho: Aug-15-2013 (SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Xuseen Guuleed, ayuu muran Xooggani dhex maray  Wasiirka Warfaafinta, Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mr Ciilmooge kadib markii uu ka hor istaagay in Dekadda Muqdisho laga saaro gaadiidka aan xabada karin oo Shirkad madaxbanaan ay dalka keensatay. Wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka Mr Ciilmooge ayaa amray inaan Baabuurtaas…

                          Read More