Xoghayahii waxbarashada xisbiga Ucid Fawsi Xaaji Yusuf oo iska casilay jagadii uu ka hayey xisbiga Ucid
London 11Jun14(SDN) Xoghayaha Waxbarashada ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu iska casilay xilkii uu u hayey Xisbiga isaga oo qoraal soo gaarsiyiey war baahinta waxa uu ku bilaab BISMILAHI RAXMI RAXIIM SALAAMU CALAYKUM WA RAXMATULAAHI WA BARAKATU Cadaladu daradu waa wax aynu ula dagaalanay xukuumadii kali taliska ahayd, Waxaana aynu rajaynaynay in aynu badalo oo…
