Dawlada Itoobiya oo Hakisay Hawlihii Shaqo ee Xafiiskeeda Hargaysa iyo Sababaha loo aanaynayo
Hargaysa 10.June 2014 (SDN/QJ)- Warar hor dhac ah oo soo baxay ayaa tibaaxaaya in dawlada Itoobiya xidhay xafiiska socdaalka ee ay ku lahayd magaalo xuduudeedka Wajaale halkaas oo sida la sheegay ay ku cadiban yihiin Dadweyne doora oo safaro xagga dhulka ah ku tegi lahaa Itoobiya. Xogguhu may faahfaahin sababta Rasmiga ah ee Itoobiya u…
