Dagaal ay Isku Mireen Kooxda Daalibaan iyo Ciidamada amaanka ee Bakistaan oo ka Dhacay Madaarka Karachi

    Karachi 09.June 2014 (SDN/QJ)- Garoonka diyaaradaha  magaalada Karachi ee dalka Pakistan,ayay koox hubaysani weerar ku qaadeen islla markaana uu halkaa dagaal adagi ku dhex maray  ciidanka dalka Pakistan. Kooxda weerarka qaaday oo la sheegay in ay bambooyin ku hubaysnaayeen Iyagoo isku dayay in ay garoonka gudaha u galaan isla markaana ay qabsadaan laakiin,waxay dagaal kaa…

    Read More

      Prime Minister calls for immediate ceasefire in Lower Shabelle

      Muqdisho:09,June,2014(SDN/QJ- The Prime Minister of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed today issued an urgent message to the clan militia fighting in lower Shabelle region and called on them to immediately cease hostilities. He also announced that his government will send a ministerial level delegation to the region to bring the conflict to an end….

      Read More

        R.W Cabdiwali “Dagaalka waa in deg deg loo joojiyo, laysugna yimaado goggol wada xaajood”

        Muqdisho:09,June,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen gudiyadda Amniga iyo Siyaasadda ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaallada u dhexeeya dadka walaalaha ah ee maalmihii u danbeeyey kasoo cusboonaaday gobolka Shabellaha Hoose. Shirkan ayaa Gudiyaddu waxay ku…

        Read More

          President Somaliland Speech at the opening of the HLACF

          Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- I would like to thank you all for making the trip to Hargeisa. I would like to mention, in particular, the UN Resident Coordinator, Philippe Lazzarini, and the Danish and UK governments for working with us to facilitate this meeting. On behalf of the Somaliland government and people, we are grateful…

          Read More

            Wejigii Shanaad ee Shirka Qaadhaan bixiyeyaasha oo Hargaysa ka Furmay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

            Hargaysa09,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jamuuriyada Somaliand Dr: Sacad Cali Shire,ayaa ka warbixiyay Kulan Maanta Hargaysa Uga Furmay Qaadhaanbixiyayaasha iyo Xukuumadda Somaliland. Dr: Sacad ayaa sheegay in kulankani yahay kii 6-aad ee dhexmara labada dhinac,iyada oo Diiradda la saarayo Arimaha Horumarinta,ayna ka Qeyb galayaan badiba Wasaaraddaha iyo Haaya’adaha Dawladda. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII…

            Read More

              Wasiirka Madaxtooyada Oo Xadhiga Ka Jaray 5 Kiilo Mitir Oo Ka Mida Dhismaha Waddada Cad+Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 15 Kiilo Mitir + Xaflad Kooban Oo Ka Dhacday Duleedka Magaalada Toon + Sawiro/DHAGAYSO

              Hargaysa:09,06,2014 (SDN/QJ)- wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane xirsi  cali xaaji xasn ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 kiilo  mitir oo ka mida dhismaha waddada cad oo ay xukuumadu dhistay  iyadoo wasiirku uu 5 kiilo mitir oo kalena uu maanta dhagax dhigay oo ay xukuumaddu dhisayso halka dadka deegaanku ay dhisanayaan 10 kiilo mitir isku geynna ay…

              Read More

                Musharaxa Madaxweyne ee Ucid oo Xumad Jebin ku Sifeeyay Go’aankii Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}

                Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa isagoo Mudo ka badan laba Bilood Hawlo Shaqo ugu Maqnaa dalal door ah oo ka Tirsan Adduunka . Murashaxa Madaxweyne oo Warbaahinta la hadlay ayaa Tafaasiil ka bixiyay Waxyaabaha Midho dhalka ah…

                Read More

                  “Waxaana meesha taala in aanay jirin sabab dib loogu dhigo Doorashada”. Axmed Muumin Seed

                  Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa ka digay in Xukuumadda muddo kordhin loo sameeyo isla markaana doorashadau wakhtigeedii dib uga dhacdo. Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Axmed Muumin Seed  ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan go’aamadii Khilaafka Xisbiga KULMIYE lagu dhameeyey,waxaana uu sheegay in khilaafka Xisbiga KULMIYE uu saamayn…

                  Read More

                    “Guurtidu Ma Dhex Bay Noqdeen Mise Dhinac” Wasiir ku Xigeenkii hore ee Ganacsiga Cabdi Xaliim Maxamed Muuse

                    Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Go’aanka ka soo baxay Golaha Guurtida ee khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa dad badani aad u qawaday oo qaadanwaa ku noqday, taasoo ay ka filayeen Go’aanadii hore qarankani uga bartay ee ay wax ku dhexdhexaadin jireen. Sidaa Waxaa Qoraal uu soo Saaray ku sheegay Cabdi Xaliim Maxamed Muuse oo Wasiir ku Xigeen…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Samaale oo dhaliilay hanaankii Gollaha Guurtada Somaliland u xaliyeen khlaafkii xisbiga Kulmiye

                      Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa fasiraad ka bixiyay habkii iyo hanaankii ay Gollaha Guurtida Somaliland u xaliyeen khilaafkii Xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxa uu Suldaanku ka waramay qalalaasihii Somaliland ka dhacay intii khilaafku socday iyo habdhaqanka ciidamada RRU-da.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/sul.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO…

                      Read More

                        DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo afkaar kala duwan ka bixisay hananakii loo xaliyay khilaafkii Kulmiye

                        Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada khaasatan magaalada Edmonton ayaa waxa ay qurbejoog.com la wadaageen afkaartooda ku wejahan habkii iyo hanaankii ay Gollaha guurtida u maareeyeen khilaafka Kulmiye. Jaaliyada ayaa sidoo kale ka hadashay sida ay u arkaan in Guurtidu aaney hore dhex dhexaadin uga gelin khilaafyadii hore ee xisbiyada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/edm.MP3″] HALKAN GUJJI…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland oo dhaqan geliyay xeerka Diiwaan Gelinta Muwaadinka

                          June 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland  Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku dhaqan geliyay xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka, qoraalka Madaxweynaha ayaa sidan u dhignaa “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2560/062014 ku dhaqan-geliyey Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Muwaadiniinta. XEER MADAXWEYNE Qaybta 1aadXubinta 1aadMabaadii’da GuudQodobka 1aad Eray BixinMuwaadin: Waxa looga jeedaa…

                          Read More

                            Xarumaha Ammaanka Djibouti Oo Baahiyey Muuqaalka Dhallinyaro looga Shakisan yahay Qaraxyadii dhawaan dhacay

                            Djibouti:June,09,2014(SDN/QJ)-Toddobaadyo ka dib qaraxyadii ka dhacay dalkaasi Djibouti ayey Dawladdu warbaahinta ka sii daysay muuqaalka Saddex dhallinyaro ah oo Hay’adaha ammananku Baadigoobayaan. Saddaxdan dhallinyarada ah ayaan la sheegin magacyadooda, waxase la baahiyey kaliya sawirradooda, waxana la filayaa inay xidhiidh la lahaayeen qaraxyadii dhawaan dalkaasi ka dhacay ee ajaanibku ku dhinteen. Shacabka Jabuuti ayaa loogu baaqay…

                            Read More

                              Dagaaladii Shabeelada Hoose Oo Sii Xoogaystay iyo Gacan-ku-haynta Magaalada Marka Oo Lagu Kala Adkaaday

                              Marka:June,09,2014(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee laga Helayo Deegaanka Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inay Cidamo Hubaysani la wareegeen gacan-ku-haynta Magaalada Marka. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in ciidamada la wareegay degmada Marka ay ka tirsan yihiin ciidamada guutada Shanaad iyo lixaad ee dowlada Soomaaliya.   Habeenimadii xalay dagaal xoogan ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-wareegow…

                              Read More

                                Dawladda Maraykanka Oo Dhegaha Djibouti Maqashiisay Warkii Ugu Naxdinta Badnaa

                                DJibuuti:June,09,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Maraykanka ayaa soo saartay war degdeg ah oo sheegayaa inaanay Muwaadiniinteedu u safri Karin Dalka Djibouti oo ay ku soo korodhay cabsiyi. Warkan ayaa waxa soo saaray Wasaarada arimaha dibada ee dowlada Mareykanka, waxana lagu sheegay in amaanka Djibouti ay xaalad cabsiyeed ku soo korodhay. Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in laga baqayo in…

                                Read More

                                  Xaflad Xisbiga Wadani uu ku qabtay Toronto oo lagu soo bandhigay Barnaamijka Xisbigaas(SAWIRO)

                                  Toronto June 09, 2014(SDN/QJ)-Waxa Toronto lagu qabtay xaflaad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay barnaamijka xisbigga WADDANI ku hogaamin doono Somaliland “ PARTY POLITICAL PROGRAM. Waxa kasoo qayb galay dad wayne aad tiro badan, iyo xildhibaano ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Canada iyo Somaliland. Waxa kale oo kasoo qayb galay wafdi balaadhan oo kasoo kicitimay…

                                  Read More

                                    Jacob Zuma Oo Wali Cisbitaalka ugu sii Jira Xaalad Caafimaad-darro

                                    Peritoria:June,09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayaa la soo warinayaa inuu wali ku jiro cisbitaal la dhigay Saddex Maamlood ka hor. Sida ay ay tibaaxayaan wararka laga helayo saraakiisha madaxtooyada Koonfur afrika, waxa madaxweynuhu wali la tacaalayaa xaalad caafimaad darro oo dhawaan si kedis ah loogu arkay.   Saraakiisha ayaa sheegtay in Madaxweyne Jacob Zuma…

                                    Read More

                                      War Culus:Dawladda Xasan Sheekh Oo Keensatay Qalab Lagu Dhegaysanayo Telefoonada Lagu Isticmaalo Xuduudda Somaliweyntii Hore iyo Madaxda Iyo Shacabka Somaliland Oo Ku Jira Cidda Dhaqdhaqaaqooda lala Socon Doono

                                      Muqdisho:June,09,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya Warar cad oo tilmaamaya in Dawladda Federalka Somalia ay  muddo badan kadib gacanta ku dhigtay Agab ama Qalab suurtagelinaya in la dhegaysto Telefoonada Dadka shacabka ah. Agabkan ayaa sida la sheegayo waxa Gacanta loo geliyey Ciidamada Sirdoonka Somalia, kuwaas oo muddo yar kadib awoodi doona dhegaysiga Telefoonada Shacabka somaliyeed. Arrintan ayey Dawladda…

                                      Read More

                                        Yusuf Budle:Waxa aan la yaabay go’aanka Guurtidu kasoo saartay xalinta khilaafaadkii xisbiga Kulmiye, Waxaanse la sii yaabay nimankii koodhka maarta ah usoo xidhay bulshada ee iska dhigayay in ay shaash libaax xidhan yihiin oo ay wax dhacsan karaan

                                        Minneapolis June 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee xisbiga Qaran ee Somaliland ee UCID Md Yusuf Budle ayaa si adag uga hadlay goaamadii Guurtidu sheegtay in ay xal u noqon karaan khilaafkii xisbiga Kulmiye ee musharaxnimada Madaxweynaha. Xoghaye Yusuf Budle waxa kale oo uu sawir ka bixiyay sida ay masuuliyiintii madaxweyne Siilaanyo xilka isku hayeen ee ummadda…

                                        Read More