The First Foot Print Of The Wadani Party

    As a supposedly winning party, we are expecting to be handed down by our predecessor the Kulmiye Party.  A shattered nation that is widely divided by the infamous ill policy of the Kulmiye Regime.  A legacy of corruption, nepotism, kickback, injustice, subordination, tribalism, blackmailing, timidness towards our enemy, ignorant and greedy elements that  are hungry…

    Read More

      Xukuumada Siilaanyo waxay wanaagii dawladnimo uwada yeeshay Wegdo, Dalbo,tuur iyo tarbiicooyin ummaddu wada daalacatay. Qalinkii A/rahman fidhinle UK

      Maamulkasta oo xukuumadeed waxaa laf-dhabar u ah guusheeda iyo guul daradeeda  hadba tacabka, aqoonta iyo cududa shaqaale ee hawl-maalmeedkeeda u fuliya, Waxaa shacabku u igmadeen oo u doorteen xukuumada in ay hormood ka noqoto dareenkooda iyo daryeelka  lama huraanka  u ah horumarinta noloshooda aas-aasiga ah. Hadaba waxaa wax garadka fogaan araga ahi isku raaceen in badankii hawl-wadeenada…

      Read More

        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

        Mogadishu, 17 January 2015 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka Waxbarashada Dalka, Mashaariic horumarineed oo la hirgeliyey, dib u dejinta Qaxootiga, Xubin Al-Shabaab ah oo Dowladda isku soo dhiibay, horumarka Kheyraadka Badda iyo…

        Read More

          Weekly Press Conference on the Progress of the Government

          Mogadishu, 17 January 2015 – The Minister of Information, H.E. Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: progress in the education sector; the implementation of development projects; the resettlement of refugees; the surrender of…

          Read More

            Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo oo La Filayo inay Caawa ku Hoydaan Magaalada Oodweyne

            Hargaysa 17.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Magaalada Balligubadle isagoo sidoo kalena si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolada Hawd,Maroodijeex…

            Read More

              Hoobalkii, Horseedkii, Higsigii Hayaanka Faneed Maxamed Axmed Kuluc (1939kii – 2015ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale.Qormadii: 1aad

              Maxamed Axmed Kuluc oo beryahanba ku xanuunsanayay magaalada Hargeysa ayaa maanta duhurkii ku geeriyooday Cisbitaalka Guud. Maxamed Axmed wuxu u dhintay xanuunka neefta oo uu beryahanba la il-darraa isga oo dhawaan ka yimid dalka Ingiriiska. Dadka Soomaaliyeed ayaanu guud ahaanba ka tacsiyadeynaynaa geerida xaqa ah ee ku timid fannaankaa Soomaaliyeed. Waxa kale oo aanu ka…

              Read More

                Maxay Itoobiya ka Tidhi Kulan dhex maray Wasiirada Arrimaha Dibada ee Somaliland iyo Itoobiya?

                Addis ababa 17.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda Itoobiya Berhane Gebre-Chiristos ayaa shalay xafiiskisia Addis Ababa ku qaabilay wasiirka  Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis. Qoraal kooban oo la geliyay barta ay wasaaradda khaarajiga Itoobiya ku leedahay Internetka ayaa waxa lagu sheegay inay labada wasiir ka wada hadleen arrimo khuseeya ilaalinta xuduudka labada…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsiyeed u Diray Geerida Maxamed Axmed Kuluc iyo Taariikh Nololeedkiisa

                  Hargaysa 17.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Xukuumada iyo Ka Golayaasha Qaranka waxa uu dhanbaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu Ka baxay Fanaankii caanka ahaa ee  Maxamed Axmed Kuluc oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa. TAARIIKH NOLOLEEDKIISII…

                  Read More

                    The chairman of Somaliland political party, Acid is the sole Somaliland politician who is motivated and observes the policy of non-profit making as he put the national interest above his own personal interest which is a rare attributes

                    There is a particular benchmark procedure to measure every purpose of deeds. For example in the event that learners proceeds for question paper on examination, the standard procedure is that, those who scores the top grades be granted the first prices or gifts and those who stood last be encouraged to follow suit to those…

                    Read More

                      Fanaankii Waynaa Ee Maxamed Axmed Kuluc Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

                      Hargaysa 17Jan15(SDN/QJ) Fanaankii caanka ahaa,ee adka  looga yaqaano dalalka luuqada Af-somaliga lagaga hadlo Maxamed Axmed Kuluc ayaa goor dhaweyd ku geeriyoodey Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa. Kuluc ayaa la sheegay inuu u geeriyoodey xanuun xagga neefsiga iyo Sanbabada ka haleelay oo uu dhawrkii sanadood ee u danbeeyayba la tacalayey,Cusbitaalo dhawrana u galay. Marxuumka ayaa maalmahan…

                      Read More