Xogo Tilmaamaya Qodobadii Shirkii Wada Tashi ee Xisbiyada iyo Xukuumada Somaliland uu ku fashilmay
Hargaysa 24.May 2015 (SDN/QJ)-Wejiga labaad ee Kulanka wadahadalka khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo-kordhinta Golaha Guurtida Somaliland u sameeyey Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo ay Mucaaradku qaaddeceen, ayaa Shalay Galab loo ballansanaa isugu yimaaddeen dhinacyada Xukuumadda, Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE oo isku dhinac ah iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID oo isku…
