“Waad ku mahadsantihiin in aad Noogu Baaqdeen Degmada Axmed Dhagax, Waanuna iman Doonaa” Xulka Awdal
Boorama 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Maalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay warar ku saabsan in xulka gobolka Awdal ka walaacsan yahay ka qayb qaadashada wajiga labaad ee isreeb-reebka ciyaaraha gobolada Somaliland ee Hargeysa. Shir jaraa’id oo inamada ciyaartoyga ahi dhawaan qabteen waxay ku soo bandhigeen walaacooda ay ka qabaan dhinaca ammaankooda Hargeysa, sidoo kalena waxay…
