Soomaaliya iyo Shiinaha oo amniga iyo Dawlad wanaaga ka wadahadlay

Muqdisho March 29, 2024 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI Shengchao. Intii uu socday kulanka ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Shiinaha waxa ay ka wada hadleen sare u qaadida iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhanka…

Read More

Baanka Aduunka oo u digay Soomaaliya

Muqdisho March 28, 2024 (QJ) -Bankiga Adduunka ayaa digniin u diray dowladda Soomaaliya oo ku aadan dib u dhaca ku yimid soo gudbinta warbixintii hanti dhowrka ee mashaariicda uu bangiga adduunka bixiyo. Warbixinta oo la sugayay June 30, 2023 ayaan weli la soo gudbin, waxaana dib u dhacan uu saameyn ku yeelan karaa ansixinta mashaariic…

Read More

Former Federal Presidents accuse the incumbent of perusing self-interest

Mogadishu March 29, 2024 (QJ) -The former Presidents of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Mohamed Abdullahi Farmajo have spoken out against the planned upcoming parliamentary meeting to approve the amended Constitution by the Members of Parliament. In a statement released by the former heads of state, they expressed that President Hassan Sheikh Mohamud lacks…

Read More

Markab Burcad heysato oo sahaydii ka dhamaatay

Bossaso March 28, 2024 (QJ) -Markabka laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay afduubteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la filayaa in dhawaan uu ka dhamaado sahayda muhiimka ah. MV Abdullah ayaa weli waxaa gacanta ku haya burcadbadeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-xaajood ay yeesheen burcada iyo mulkiilayaasha. Hayadaha Amniga badaha iyo mulkiilayaasha maraakiibta…

Read More

Xildhibaanada labada aqal oo loo qeybiyay waxkabdelkii lagu sameeyay Dastuurka

Muqdisho March 28, 2024 )QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoomay qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo wax laga bedelay. Guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa xubnaha u akhriyay qoraalka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay wax…

Read More

RW Xamse oo Qaabilay Ergeyga Shiinaha ee Geeska Africa

Muqdisho March 26, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Shiinaha u fadhiya Geeska Afrika Ambassador Xue Bing, waxayna ka wada hadleen sare u qaadidda xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Shiinaha ee ku sugan Soomaaliya, wasiir…

Read More

Maxaabiis Iran u dhashay oo la siidaayay

Muqdisho March 25, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay 35-ruux oo dhamaantood u dhashay dalka Iran, kuwaasi oo u xirnaa kalluumeysi sharci darro ah oo ay ka sameynayeen biyaha Soomaaliya. Wasiirka kumeel gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in 35-ka ruux ee Iran laga musaafuriyay dalka,…

Read More

SSC-Khaatumo oo eedesay dawlada dhexe

Lascaanood March 25, 2024 (QJ) -SSC-Khaatumo ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay Somaliland u weecisay mashaariic horumarineed oo la doonayay in lada hirgeliyo gobollada SSC-Khaatumo, taas oo muujinaysa in dawladda Faderaalku wali aaminsan tahay in gobollada SSC-Khaatumo ay ka tirsan yihiin Somaliland. Hogaamiye ku xigeenka SSC Dr. Maxamed Shiine ayaa sheegay in…

Read More

UN issues a Gaza ceasefire

NY March 25, 2024 (QJ) -The United Nations Security Council has issued a resolution urging for an “immediate ceasefire” in Gaza, following the United States reversing its previous position The resolution also calls for an immediate and unconditional release of all hostages. The resolution, presented by the 10 non-permanent members of the Security Council, demands…

Read More

Somalia: Authorities apprehend 16 suspects linked to the SYL Hotel attack

Mogadishu March 25, 2024 (QJ) -The security agencies of the Federal Government of Somalia who investigated the attack carried out by al-Shabaab militants on the SYL Hotel in Mogadishu on March 14, 2024, have apprehended 16 suspects linked to the attack. The National Intelligence and Security Agency (NISA) announced that they had successfully captured Abdinasir…

Read More

Saraakiil loo qabqabtay weerarkii SYL Hotel

Muqdishu March 24, 2024 (QJ) -Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaritaan ku sameeyay weerarkii dagaalyahannada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho 14-kii March, 2024, ayaa gacanta ku dhigay 16 ruux oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen weerarka. Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay shaaca ka…

Read More

Fiqi oo u jawaabay Farmaajo iyo Shariif

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamed Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin shaqsi ama koox awood u leh in ay is hor istaagto wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa ku nuux-nuux saday in dowladdu aysan maaweelin doonin siyaasiyiinta ka hor imaanya in dastuurka si sharciga waafaqsa wax…

Read More

QM, UNICEF iyo Soomaaliya oo kawadahadlay xuquuqda caruurta

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda difaaca Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing iyo Madaxa Hay’adda UNICEF Wafaa Saciid. Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siineyso la dagaalanka askareynta carruurta, gaar…

Read More