Sanbaloolshe oo dib loogu magacaabay Agaasimaha NISA

Muqdisho April 04, 2024 (QJ) -Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ayaa waxa ay ku ansixiyeen soo jeedintii Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). . C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa horay u soo qabtay xilal kala duwan oo ay…

Read More

Soomaaliya oo ilbaabada u laabtay safaaradii Itoobiya ee Muqdisho

Muqdisho April 04, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday inay dalkeeda ka eriday safiirkii dowladda Itoobiya u fadhiyay caasimadda Muqdisho, waxayna amar ku bixisay in si deg deg ah loo xiro qunsuliyadaha ay dowladda Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda…

Read More

Puntland oo kulan hadalhaeyn ka dhashay la yeelatay Itoobiya

Adis Ababa April 03, 2024 (QJ) -Shir looga hadlayay iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Puntland iyo dowladda Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay wada yeesheen wadahadal miro dhal ah oo la xiriira iskaashiga dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sacuudiga gaaray

Jeddah April 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jida. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyadoo diiradda lagu…

Read More

Saaxiibada Caalamka oo soo dhaweeyay waxkabedelka Dastuurka

Muqdisho March 31, 2024 (QJ) -Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweeyeen dadaalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sida ay uga go’an tahay dib u eegista iyo wax ka bedelka dastuurka dhameystiran, iyagoo qiray talaabooyinka muhiimka ah ee dowladdu ka qaaday arrintan. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay sheegeen in dawladda Soomaaliya ay xaqiijisay…

Read More

Deni oo gooni isutaaga Puntland la wadaagay QM

Garoowe March 31, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing. Kadib go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Wasiirada Puntland ayaa si weyn ula fal-galaya Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu Qaramada Midoobay la wadaagay qoraalka rasmiga ah ee…

Read More

Waxkabedelkii dastuurka oo la ansixiyay

Muqdisho March 30, 2024 (QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka bedelka qodobo kamid ah Dastuurka KMG ee dalka. Kulanka xildhibaanada labada Aqal ee lagu ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka ayaa waxaa soo xaadiray 254 xildhibaan oo isugu…

Read More