Xukuumada Soomaaliya oo qorsheyneysa sugnaanta dhaqaalaha
Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa kobaca dhaqaalaha iyo siyaasadda dowladda, iyadoo la waafajinayo qorshaha guud ee dowladda Soomaaliya ee dhismaha dowladnimada. Si loo gaaro xasillooni dhaqaale, loona yareeyo saboolnimada, Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in…
