Puntland oo ka digtay kalataga Soomaaliya

Garoowe April 11, 2024 (QJ) Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in wax ka bedelka dastuurka ay fududeynayaan in laga gudbo kala fogaanshaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Ilyaas Lugatoor waxa uu tilmaamay in haddii Soomaalidu ay kala go’do uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaligii qaadi doono mas’uuliyadda. Hadalkan kasoo…

Read More

Netanyahu orders Rafah invasion

Tel Aviv  (QJ)-Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Monday that the date for the invasion of Rafah has been set, according to a video he posted on his official Telegram channel. Netanyahu did not specify the exact date. He also said that “entering Rafah” is necessary for a “complete victory over Hamas.” Netanyahu’s remarks…

Read More

Soomaaliya oo ka digtay xaalufinta kheyradka Badda

Muqdisho April 07, 2024 (QJ) -Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha shisheeye ee ku howlan ka faa’iideysiga kheyraadka badda Soomaaliya. Digniintan ayaa xooga saaraysa in la dhaqan geliyo sharciga Maareynta iyo Horumarinta kalluumeysiga Soomaaliyeed, kaasoo qeexaya hababka la ansixiyay ee ka faa’iidaysiga…

Read More

Soomaaliya iyo Suucuudiga oo heshiis dhinacyo badan kala sexeexday

Riyadh April 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si wadajir ah u soo saaray war saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya kadib kulankii dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan. Labada hoggaamiye ayaa dib u eegis ku sameeyay xiriirka labada dal, waxaana ay ka…

Read More

Puntland oo sii wada xiriir ay la yeelanayso Itoobiya

Addis Ababa April 06, 2024 (QJ) -Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Duulista Hawada Puntland Abdullahi Bille ayaa la kulmay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Dagmawit Moges, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Hawada Itoobiya Getachew Mengistie iyo Madaxa Shirkadda Diyaaradaha Itoobiya Mesfin. Tasew Bekele. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sare u qaadida xiriirka Addis Ababa iyo Garoowe, iyo…

Read More

RW Xamse oo u tacsiyadeeyay Safiirka Turkiga

Muqdisho April 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş. Waxa ay ka wadahadleen kor u qaadida xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga labada dal. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Safiirka Turkiga uga tacsiyeeyay dhacdadii naxdinta lahayd ee dhawaan lagu dilay…

Read More

Ciidanka Dawlada oo markale duqeeyay xeryo Al Shabaab leeyihiin

Muqdisho April 05, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaano dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe lagu beegsaday dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Sida ay sheegeen saraakiil u hadlay ciidamada dowladda oo la hadlay warbaahinta, weerarkan lagu qaaday fariisimaha ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka ayaa waxaa ka…

Read More