Daacuun ka dilaacay caasimada Puntland oo caruur laayay
Garoowe March 19, 2024 (QJ) -Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka dilaacay cudurka daacuunka, kaasoo galaaftay nolosha in ka badan 19 qof oo ay ku jiraan carruur badan, iyadoo in ka badan 300 oo kalena la dhigay isbitaallada. Cudurka daacuunka ayaa sababay in markii labaad ee sanadkan lagu dhawaaqay xaalad deg…
