Madaxweyne Xasan oo booqday dhaawicii SYL

Muqdisho March 15, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu daweynayo qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Hotel SYL. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa isbitaalka kula kulmay mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ay ku waxyeeloobay weerarkii shalay Al-shabaab…

Read More

Hamas proposes a new ceasefire plan

Cairo March 15, 2024 (QJ)  -The militant group Hamas has issued a proposal, outlining several points addressed to the mediators between them and Israel, which includes the exchange of prisoners. Hamas’s conditions include demands for Israel to release Palestinian prisoners, numbering over 100 individuals, who are held under indefinite detention. Additionally, they insist on the…

Read More

Xeerkii doorashooyinka Somaliland oo la dhaqangeliyay

Hargeysa March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi, ayaa ugu dambayn maanta saxeexay xeerka doorashooyinka deegaanka, ka dib markii wax-ka-beddelo badan lagu sameeyay caqabad ku noqday hannaanka doorashada. Wax-ka-beddelka oo ay sameeyeen Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland iyo Maxkamadda sare ee dastuuriga iyadoo wax-ka-beddelka lagu sameeyey ay u…

Read More

Madaxweyne Xasan oo balanqaaday horumarinta tacliinta

Muqdisho March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay ahmiyadda ay dowladdu siisay horumarinta waxbarashada dalka iyo muhiimadda ay u leedahay bixinta cashuuraha horumarinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay dadaalladii ay dowladda Soomaaliya ay ku bixisay…

Read More

Somalia trains newly appointed Diplomats

Mogadishu March 09, 2024 (QJ) -The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, today attended the conclusion of a three-week diplomatic training session for ten newly appointed Ambassadors recently approved by the Cabinet of the Federal Government of Somalia. Prime Minister Barre highlighted the critical need for establishing connections, building…

Read More

Firdhiye oo u hanjebay Itoobiya

Laascaanood March 07, 2024 (QJ) -Hogaamiyaha maamulka Khaatumo State of Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ka hadlay walaaca laga qabo wararka sheegaya in ciidamo Ethiopian ah la geynayo gobolada maamulkaasi. Firdhiye ayaa muujiyay sida uu uga soo horjeedo tallaabadan ay qaaday dowladda Itoobiya, isagoo caddeeyay inaysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee…

Read More

Turkiga oo shidaal baaris ka sameynaya Soomaaliya

Ankara March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa heshiis la gaaray Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayeynayo kaarboonka Soomaaliya iyo sidii…

Read More

Sooomaalya, IMF iyo Baanka Aduunka oo kawadahadalay koboca ganacsiga

Nairobi March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kaga qeyb galayay shirka horumarinta maaliyadda ee ay IMF-ta ku caawineyso dowladda Soomaaliya ayaa kulamo xasaasi ah la qaatay wakiilo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka deeqaha bixiya ee…

Read More

Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadaly hirgelinta heshiisyadii ay galeen

Muqdisho March 06, 2024(QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Turkiga. Kulanka ayaa looga hadlay dhaqan gelinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee difaaca iyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada dal, kaas oo dhawaan lagu kala saxiixday magaalada Ankara. Qodobada…

Read More