Israeli forces fire on civilians in Gaza

Gaza March 05, 2024 (QJ) -Yesterday, Israeli forces once again opened fire on Palestinian civilians in Gaza as they gathered to receive humanitarian aid in the southern part of the city. The Gaza media office said in a statement that Israel’s attacks demonstrate their unwillingness to improve living conditions and alleviate the suffering and hardship…

Read More

Cudurka ka Daacuunka oo dilaacay Soomaaliya

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Illaa 37 qof ayaa Soomaaliya ugu dhintay cudurka daacuunka tan iyo bishii Janaayo, taasoo muujineysa faafitaanka cudurka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Wasaaradda caafimaadka iyo adeegga bulshada ayaa ka warbixisay koror weyn oo ku yimid kiisaska daacuunka, iyadoo wadar ahaan la soo sheegay 3,365 xaaladood. “Laga bilaabo Jannaayo 2024-ka,…

Read More

Madaxda NISA iyo MI6 oo kawadahadlay xog isweydaarsi

London March 04, 2024 (QJ) -Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa la kulmay Taliyaha Hay’adda MI6 Richard Moore. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sare u qaadida xiriirka iyo wadashaqeynta labada hay’adood, is-dhaafsiga sirdoonka, la dagaalanka argagixisada, iyo sidii la isku dhaafsan lahaa khibradaha shaqo ee hay’adaha sirdoonka….

Read More

RW Soomaaliya oo furay Madasha Isku-xirka Horumarinta

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-gudoomiyay Madasha Isku-xirka Horumarinta, iyadoo lagu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay dowladda, caqabadaha jira, iyo talooyin ku aaddan sidii la isku waafajin lahaa qorshayaasha qaranka iyo barnaamijyada horumarineed ee ay taageerayaan dowladda iyo saaxiibada caalamka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay hay’adaha deeqaha…

Read More

Soomaaliya iyo UK oo kawadahadalay iskaashi

Muqdisho March 04, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain oo uu hoggaaminayay ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta, Sir Philip Barton. Kulanka ayaa looga hadlay kor u qaadista iskaashiga iyo xiriirka weyn ee ka dhaxeeya…

Read More

US Demands Gaza ceasefire

WASHINGTON (SD) -Vice President of the United States Kamala Harris on Sunday issued a strong call for significant humanitarian aid to be delivered to Gaza, saying that people in the region are “starving” amid “inhumane” conditions while urging Israel to ease restrictions and allow much-needed supplies in, marking the strongest criticism yet from a senior…

Read More

Soomalaiya oo qiimeyensa maaliyada dalka

Muqdisho March 03, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ahna ku simaha Wasiirka Qorsheynta ahna Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta furay shirka dib u habeynta Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya iyo Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF), kaas oo socon doona muddo toddobaad ah. Shirkan oo maanta billowday ayaa waxaa…

Read More

Turkiga oo sheegay in uu dhexdhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya

Antalya March 03, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Kulanka oo ka dhacay Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya, dadaallada la xiriira la-dagaalanka argagixisada, iyo sidoo kale arrimaha gobolka iyo caalamka. Intii…

Read More

Al Shabaab iyo ciidamada Jubaland oo Baar Saanguuni ku dagaalamay

Kismaayo March 02, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal culus uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland iyo Al-Shabaab, waxaana uu ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka…

Read More

Madaxweyne Xasan oo ka khudbeeyay Madal Caalemi ah

Antalya March 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya ee dalka Turkiga, ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay in la xasiliyo marinnada muhiimka ah oo ay ku jirto Badda Cas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay hiigsiga dowladda Federaalka Soomaaliya…

Read More

Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK oo booqday Kiinya iyo Soomaaliya

Muqdisho March 02, 2024 (QJ) -Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK, James Stephen Heappey, ayaa soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay dalalka Soomaaliya iyo Kenya, isagoo la kulmay madaxda sare iyo taliyeyaasha difaaca oo uu kala hadlay sare u qaadista iskaashiga dhanka difaaca iyo tayada ciidamada. Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…

Read More

US C-130s delivers Aid to Gaza

Gaza March 02, 2024 (QJ) -The United States has begun providing humanitarian aid to Gaza, as stated by senior American officials. President Joe Biden recently announced that the United States would initiate aid delivery to Gaza, where tens of thousands of people are in dire need. Three C-130 aircraft delivered humanitarian aid to Gaza on…

Read More

Madaxdhaqameedka Awdal oo ka horyimi heshiiska Badda

Lug-haya March 01, 2024 (QJ) -Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal, gaar ahaan kuwa degan magaalada Lug-haya, ayaa isu-soo-baxay si ay isula jaan-qaadaan dedaallada ilaalinta xeebahooda ee ka dhanka ah damaca Itoobiya ee dhulkooda. Madax dhaqameedkan ayaa ku nuuxnuuxsaday waajibka muqadaska ah ee ah difaaca iyo ilaalinta midnimada Soomaaliya. Hogaamiyayaasha hidaha iyo dhaqanka ee gobolkan ayaa ku baaqay…

Read More

Ciidamada dawlada iyo kuwa huwanta oo weerara Shabaab ku sugnaa Galdaguud

Muqdisho March 01, 2024 (QJ) -Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dalalka saaxiibada la ah ayaa howlgal milateri ka sameeyay deegaanka Cali Yabaal oo ku dhow degmada Ceeldheer iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Ajaanib ah ayaa howlgalladaasi waxa ay ku bartilmaameedsadeen Maleeshiyaad ka tirsan…

Read More

IFAD oo maalgelineysa Beeraleyda Soomaaliya

Muqdisho March 01, 2014 (QJ) -Wasiirada Maaliyadda, Beeraha, Qorsheynta iyo Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Sanduuqa Horumarinta Beeraha Adduunka ee IFAD ee Soomaaliya. Intii uu socday kulanka ayaa Wasiirada Soomaaliya iyo Wakiilka IFAD ee Soomaaliya waxa ay ku soo gebagebeeyeen heshiis la…

Read More

Israeli forces kill 140 in Gaza

Gaza March 01, 2024 (QJ) -Around 140 Palestinians were killed in the city of Gaza after Israeli forces launched airstrikes, as these people attempted to get food from the humanitarian aid convoy in the besieged Gaza Strip. President Joe Biden of the United States stated that American officials are monitoring the “conflicting reports” emerging from…

Read More