UK oo ku khasabtay Muuse sexeexa xeerka Doorashooyinka una sheegay in Heshiiska badda yahay sharci daro
Hargeysa March 01, 2024(QJ) – Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavriankis oo haatan booqasho ku jooga Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in uu Muuse Biixi la wadaagay mowqifka dalkiisa ee doorashooyinka Madaxtooyada iyo heshiiska badda ee uu lagalay Itoobiya. Safiirka ayaa Muuse u iftiimiyay cawaaqib xumida ka dhalan karta hadii uu sii ado ishortaaga nidaamka…
