Masar iyo Eritrea oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya
Qahira February 25, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, iyagoo ka wada hadlay madaxbanaanida Soomaaliya iyo xasilloonida gobolka. Intii uu socday kulankooda rasmiga ah ayaa madaxdu waxa ay ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madaxbanaanida Soomaaliya, waxaana ay carabka ku adkeeyeen in ay muhiim u…
