Gollaha Wakiilada Somaliland oo markale ansixiyay xeer Lr. 14 iyo 19
Hargeysa February 18, 2024 (QJ) -Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golahaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa lagu ansixiyey Xeerarka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Golaha oo ku fadhiyay 73 mudane, waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeer Lr.14, kaas oo ay golaha guurtidu shalay ku ansixiyeen 59 cod. Sidoo kale, Xeer…
