Al Shabaab oo markale lagu duqeeyay Mudug

Jeex-Jeeaxa February 04, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta duqeyn culus ay ka dhacday gobolkaasi, kaasoo lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab ku sugnaayeen. Howlgalka oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa ka dhacay deegaanada Caad iyo Jeex-jeex. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo…

Read More

NISA oo gacanta ku soo dhigay lataliyihii madaxa Al Shabaab

Muqdisho February 03, 2024 (QJ) -Ciidamada NISA ayaa xabsiga dhigay Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare). Muxiyidiin ayaa la sheegay in uu lataliye u yahay madaxa al-Shabaab Axmed Diiriye. Shaqsigan ayaa laga soo qabtay magaalada Muqdisho, oo uu dhuumaleysi ku galay, iyadoo markii dambe ciidamada NISA ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan. Muxiyadiin Daqare…

Read More

Puntland oo US, UK iyo Jalmalka kala hadashay amniga

Nairobi February 03, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Muumin Cabdi Shire iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay kulan ka dhacay magaalada Nairobi oo looga hadlay la dagaalanka Argagixisada,Burcad badeeda iyo Tahriibinta. Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii ay iskaga kaashan lahaayeen arimahan maamul gobleedka Puntland, iyo dalalka USA, UK iyo Germany, sida…

Read More

Wasiirada Maaliyada dawlada dhexe iyi kuwa Gobolada oo kulmay

Muqdisho February 02, 2024 (QJ) -Wasiirada Maaliyadda ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta isugu yimid kulan dhanka internetka ahaa oo looga hadlayay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa hanaanka maaliyadda dalka, kadib markii la soo gaba gabeeyay hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. Wasiirada ayaa isku raacay inay lama huraan tahay hirgelinta istaraatiijiyado cusub…

Read More

Amniga Soomaaliya oo looga shiray UAE

Dubia February 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta kaga qeyb galay shir looga hadlayay amniga Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wadamada sida weyn u taageera amaanka dalka sida Imaaraadka, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka…

Read More

Soomaaliya oo markale noqotay dalka ugu Musuqa badan noqotay

Muqdisho February 01, 2024 (QJ) -Hay’adda caalamiga ah ee baarta musuqmaasuqa, Transparency International, ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ah ee ku saabsan heerka musuqmaasuqa ee loo yaqaano CPI. Warbixintu waxay soo saartay baaritaan ay ku sameysay 180 waddan, iyada oo mid kasta loo qoondeeyay 100 dhibcoood. Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuq-maasuqa badan, iyadoo heshay…

Read More

Al Shabaab oo lagu eedeeyay isku dirka beelo dagaalamay

Beledweyne January 30, 2024 (QJ) -Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa sheegay in dagaal beeleed uu ka socdo xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, uu u dhexeeyo beelo wada dega deegaanka Iji. Wuxuu soo hadal qaaday in colaada beelahaas ay ka faa’ideysanayaan kooxda Al-Shabaab, isagoo carabka ku adkeeyay in beelaha walaalaha…

Read More