Soomaaliya oo dalbatay $1.6 Billion in Aid for 2024
Muqdisho January 30, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan muhiim ah oo uu kaga hadlay qorshaha wax ka qabashada baahiyaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya ka jira sanadkan. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay,…
