Xasan Sheekh oo xulofo doon u tegay Qaahira

Qaahira January 20, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii la socday ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Masar. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar, C/fataax Al-sisi, waxaana la filayaa in labada mas’uul ay kulmaan dhawaan….

Read More

Xamse Bare oo Jaamacada Carabta u sharaxay xadgudubka Itoobiya

Muqdisho January 17, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay shir deg degga ah ee ay isugu yimaadeen Jaamacadda Carabta. Kulanka oo ay codsatay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay xadgudubyada ay dowladda Itoobiya ku sameysay madax banaanida, midnimada Soomaaliya. Xamsa Cabdi Barre ayaa…

Read More

Mareykanka: Heshiiska Abey iyo Muuse waxa uu khatar ku yahay Amniga

Washington January 17, 2024 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in hay’adaha iyo dalalka saaxiibka la ah ay kala shaqeynayaan sidii meesha looga saari lahaa heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland. John Kirby oo ah Agaasimaha Isgaarsiinta Istiraatiijiga ah ee Golaha Ammaanka Qaranka Mareykanka, ayaa tilmaamay in marar badan ay sheegeen in dowladda Mareykanka…

Read More

NISA o bartilaansatay shaqaalaha Hormuud

Muqdisho January 15, 2024 (QJ) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysay falkii ay kula kacday qaar ka mid ah Saraakiisha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee ku sugan Xarunta ay ku leedahay Magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Hay’adda NISA, Hay’adda ayaa heshay…

Read More