Gollaha Wakiilada oo meelmariyay xeer doorasho oo HEEGO ka carreysiiyay
Hargeysa January 15, 2024 (QJ) -Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta diiday isbedel ay golaha guurtidu ku sameeyeen xeerka doorashooyinka LR 91. Golaha Wakiiladda ayaa cod aqlebiyad ugu codeeyay ansixinta hindise-sharciyeedkoodii ugu horeeyay ee doorashada, iyaga oo saluug ka muujiyay wax ka bedelka ay golaha guurtidu ku sameeyeen, sida lagu sheegay bogga rasmiga ah ee barlamaanku ku…
