Faisa Farah Suusle Oo Taageertay Muj. Axmed Mire, Fariina Udirtay Garxajis
London January 07, 2024 (QJ) – Faisa Cheif Caaqil Farah Suusle oo kamid ah qurba joogta Somaliland ee ku sugan dalka Ingiriiska ayaa taageero wayn umuujisay hadalkii uu dhawaan jeediyay Mujaahid Axmed Mire ee uu kaga horyimid heshiiska is-afgarad ee Muuse Biixi sheegay in bad lagaga kiraynayo Itoobiya. Faisa Cheif Caaqil Farah Suusle oo la…
