Wasiirada Puntland oo dhalilay dalada musharixiinta mucaaridka
Garoowe December 28, 2023 (QJ) -Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland iyo siyaasiyiin hore oo ka soo jeeda deegaanada SSC-Khaatumo ayaa war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen maanta waxay ku dhaliileen go’aanadii ay shalay ku dhawaaqeen musharaxiinta xilka madaxweynaha Puntland. Warsaxaafadeed ay soo saareen xubno ka tirsan dowladda Puntland oo ka soo jeeda deegaanada…
