Waddani oo dhaliishay heshiisyadii Muuse Biixi lagalay Soomaaliya iyo Ethiopia
Hargeysa January 02, 2024 (QJ) -War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland ayaa looga hadlay heshiiska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed. War-saxaafadeedka ka soo baxay xisbiga Waddani ayaa lagu sheegay inay jiraan heshiisyo iska soo horjeeda oo aanay hore u ogayn xisbiyada mucaaridka ah…
