Dil Naxdin leh oo Maanta ka dhacay Magaalada Burco,Gacan ku dhiiglayaashii oo la soo Qabtay Iyo Mas’uuliyiinta Dawlada oo ka hadlay DHAGAYSO

Burco 14.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta,Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer ayaa maanta ka hadlay Dil fool Xun oo maanta ka dhacay Magaalada Burco. Dilkan Waxaa Gaystay Beesha degta Bariga Magaalada Burco Halka Marxuunka la dilay uu ka soo Jeeday Gobolka Sool.    

Read More

Madaxweyne Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Australia SAWIRRO

Muqdisho (SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga gudoomay warqadihii aqoonsiga danjiraha cusub xukuumadda Australia ee Somalia, wakiilkana uga noqon doona Somalia, Mr John Feakes. Xasan Sheekh ayaa wakiilka Australia uga warramay xaaladda Soomaaliya iyo horumarka ilaa iyo haatan lagu tallaabsadey ee dhinacyada dowlad-dhisida, baahinta xukunka, amniga iyo caqabadaha weli…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo kulan la yeeshay Amiirka dalka Kuwait SAWIRRO

Kuwait  – Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, C/salaan Hadliye Cumar oo Safar ku jooga dalka Kuwait ayaa la kulmay Amiirka dalka Kuwait Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah. Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Kuwait ayaa wuxuu u gudbiyay dhambaal uu ka siday madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo intaas kaddib uga mahad-celiyay xukuumadda…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Kuwait u Kicitimay iyo Madaxtooyada Oo Ka Hadashay

Hargeysa (SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta u duulay Dalka Kuwait oo uu boqasho rasmiya ka helay Amiir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo Madaxweynaha u soo diray diyaarad gaara isaga iyo weftigiisaba. Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax ) oo saxaafada la hadlay ayaa…

Read More

Askari katirsanaa Ciidanka AMISOM oo is toogtay maalmo un kadib markii uu ku laabtay dalkiisa

Nairobi (SDN) – Askari kasoo jeeda dalka Kenya kana tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka howlgalayay gudaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in uu isku dhax dilay gurigiisa oo kuyaala Magaalada Busiya ee kutaala xadka ay Wadaagaan Dalalka Kenya iyo Uganda. Wargeyska The Star , ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa wax ka qoray sheekada ku…

Read More

(DAAWO) Barcelona oo u Abtirisey Cetafe Fc.(Jaahuur)

Spain-Mar-14-2016 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka ka amar tukaaleeya wadanka Isbaanishka laguna magacaabo La Liga. Haddaba badanka koobabka laga ciyaaro dalkaas aalaba waxaa ku guuleysta labada naadi ee ugu tunka weyn Barcelona iyo Real Madrid. Walow Barcelona aay ku hogaamineyso dhibco badan hadana Real Madrid waxay haabhabaneysaa kaalinta afaraad. Bal aynu daawano…

Read More

Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Iyo Xaaladda Abaareed Ee Jirta

Hargeysa (QJ/SDN) -Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa is-barbar dhig ku sameeyey nidaamka dawladnimo ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in aanay Somaliya isnaba u gaadhaynin Somaliland, isaga oo tilmaamay inay Somaliland ka hanaqaaday Dimuqraadiyad, Doorashooyin xor ah iyo Nabadgalyo buuxda. Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Dheeg) oo Wargeyska Geeska Afrika…

Read More

Xasan Sheekh Oo Dedaal Ugu Jira Inuu Imaaraadka Carabta Ku Qanciyo Inuu Isagu Ka Kireeyo Madaarka Berbera

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaah Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guclo iyo orod ugu jira sidii uu madaarka Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland uga kirayn lahaa dawladda Imaaraadka Carabta, gaar ahaan qaybtooda ciidamada. Warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay, ayaa sheegaya in Xasan Sheekh uu dhawaan magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta u diray wasiirkiisa…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Buuhoodle Fariina U Diray Cali Khaliif Iyo Maamulka Puntland

Hargeysa (QJ/SDN) – Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolka buuhoodle, waxana uu fariin u digay horjooge Cali Khaliif Galaydh iyo maamulka puntland, isaga oo ugu baaqay inay ka taliyaan amniga iyo wanaaga. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://www.youtube.com/watch?v=LcdDgcBQFUI

Read More

“Waxaan Caadaynayaa,In Aanan hayn Xil Madhan,Waxaana Jirtay Xurmo badan, Waddatashi Iyo Is Qadarin Xisbiga Guddihiisa Ah “C/rashiid Xasan Mataan DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo dhawaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro u Magacaabay Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa Markii Kowaad ka hadlay Xilka loo igmaday. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu sheegay in aanu fulin hadal ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan C.laahi Saxardiid Caddani oo Balanqaaday in Xisbiyada Mucaaridku…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar ah kula qaatay Bah’da Garsoorka dalka iyo arrimaha lagaga hadlay DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu kulan muhiima la qaatay gudoomiyayaasha maxkamadaha rafcaanada ee gobolada ugu sareeyey iyo gudoomiyayaasha maxkamadaha gobolada Dalka dhamaantood. Kulankan ayaa noqonaaya kii u horeeyey ee muddo 24 sanno ah ay la kulmaan Madaxweynaha qaranka, gudoomiyayaasha maxkamadaha rafcaanada ee gobolada ugu sareeya iyo gudoomiyayaasha…

Read More

Wasiir Xaglo toosiye iyo Badhasaabka Gobolka Buuhoodle oo ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaas,Hanjabaadna u diray Siyaasi Cali Khaliif oo Weli ku Sugan Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka somaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiye oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo kan degmada buuhoodle ayaa shir jaraaid oo ay qabteen kaga hadlay xaalada nabad galyo ee gobolka isla markaana fariimo hanjabaado ah u diray Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa…

Read More

Maleeshiyaad Taabacsan Prof Galaydh Iyo Siyaasiyiinta Federaalka oo Dhoola tus Mileteri soo bandhigay Cadeeyayna inay diyaar u yihiin inay is wajahaan Somaliland DAAWO

Buuhoodle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Maleeshiyo beeleedyo taabacsan Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Siyaasiyiin Xilal ka haya Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaaladda Buuhoodle Waxay ku soo bandhigeen Dhoola tus ay ku Muujinayaan awooda ay Kooxdaasi leedahay. Dhoolatuskan ayaa fariinta uu dirayay Waxay ahayd is muujinta Kooxda Cali Khaliif iyo Siyaasiyiin ka soo Kicitimay…

Read More

Xukuumada Somaliland oo si adag uga Hadashay Faragalinta Dawlada Somaliya ee Gobolka Buuhoodle iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan Magaaladaas DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada somaliland ayaa si adag uga hadashay faragalinta dawlada Federaalka Somaliya ku hayso Gobolka Buuhoodle. Wasiiru dawlaha nabadaynta Gobolada Beriga Cabdirashiid Xuseen Cabdale (Gargaar) ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay diyaar u tahay inay ka jawaabto faragalin kasta oo dawlada somaliya ku hayso Gobolada Beria Somaliland. Wasiirku waxaa kale oo uu…

Read More

Xildhibaan Ibraahim Buubaa Muxuu ka yidhi Wararka sheegaya in laga casilay Afhayeen Xisbiga Waddani? DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa beeniyay Warar sheegaya in la qaaday Afhayeenkii Xisbigaas. Xildhibaan Buubaa waxaa uu sheegay inaanay waxba ka jirin wararkaasi waxaanu yidhi“Madaxda xisbiga, maaha kaligay mar iyaga dacaayad laga qoro oo la iska horkeeno dabadeedna la yidhaahdo hebel iyo hebelbaa is haysta oo…

Read More