Maxkamadda Federaalka Mareykanka oo Xabsi Daa’in ku Xukuntay Dhallinyaro Soomaali ah

    New-york,14Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamada Federaalka dalka Mareykanka ee ku taalla Gobolka Virginia ayaa ku xukuntay Khamiistii shalay ahayd Shan Ruux oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay yihiin burcadbadeed Xabsi Daa’in ama Madaxaa-ha-ku-furto. Shantan Qof ee Soomaalida ah ay weerar aanay ku guuleysan ku qaadeen sanadkii 2010-kii Markab ay Ciidamada Badda Mareykanka leeyihiin oo ay Moodayeen inuu yahay…

    Read More

      Madaxweynaha Maamulka KMG Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay Xasan Sheekh

      Cadaado,14Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa ka hadlay Mooshinka ay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia ka keeneen Xasan Sheekh Maxamuud. C/kariin Guuleed oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inaan xilligaan loo baahnayn in mooshin lagu Mashquulo, Laakiinse loo baahan yahay muddada yare e hadhsan in laga shaqeeyo…

      Read More

        Muuq-baahiyaha CNN Oo Raalligelin Ka Bixiyey Warbixin Uu Hore Usii Daayey Oo Kenya Ka Cadhaysiisay

        Washington:Aug,14,2015(SDN/QJ)0-Muuq-baahiyaha laga leeyahay dalka Maraykanka ee CNN, ayaa markii ugu horreysay raali galin ka bixiyay hadal uu bishii lasoo dhaafay shaaciyay, kaasi oo ahaa in uu wadanka Kenya ku qeexay meel hoy u ah kooxaha argagixisada. Hadalkaas oo si weyn uga cadheysiiyay dowlada Kenya ayaa waxa uu kusoo aaday xili madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama…

        Read More

          Hay’adda Human Rights Watch Oo Warbixin Qiiro Leh Kasoo Saartay Xasuuq ay AMISOM Ku Hayso Shacabka Deggen Magaalada Marka

          Marka:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Kadib qaylo-dhaan muddooyinkii ugu dambeeyey laga muujinayey Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Marka, ayaa Arrintaas warbixin dheer kasoo saaray hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, waxana ay tilmaamtay in Dad shacab ah si badheedh ah loogu laayey Gudaha Magaalada Marka. Warbixintaan oo aad u dheer hay’addu waxay ku sheegtay in maalintii…

          Read More

            Dawladda Somalia Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Farriin Musuqmaasuq Oo Dhawaan Qaramada Midoobay Kaga Timi

            Muqdisho:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa si adag uga jawaabtay warbixin dhawaan hay’ad qaramada midoobay katirsani soo saartay oo Waaxo Dawladda kamid ah u jeedinaysay arrimo musuqmaasuq iyo wax isdaba marin la xidhiidha. Warsaxaafadeeda ay Dawladdu arrintaas kaga jawaabayso oo xalay soo baxay ayaa u dhignaa sidatan: Warsaxaafadeed Warbixinta Kooxda Qarammada Midoobay ee la socodka Soomaaliya iyo…

            Read More

              AMISOM Oo Dawladda Chine Ka Heshay Saanad Militeri Oo Qiimaheedu Dhan yahay $5.5 Million

              Kampala:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Shiinaha, ayaa Xoogagga AMISOM eek a dagaallama Gudaha Somalia ugu deeqday agab militeri oo lagu qiimiyeeyey $5.5 milyan, iyadoo agabkaasna si gaar ah loo siiyey Ciidamada Dalka Uganda.  Col. Paddy Ankunda, Afhayeen u hadlay Ciidanka Difaaca Uganda ayaa u sheegay Xinhua inay Ciidankooda jooga dalka Soomaaliya ka heleen China Qalab Military oo kala…

              Read More

                Tiro Nabad-diidka Khaatumo Kamid ah Oo Wajigabax Kala Kulmay Weerar Gaadmo ah Oo ay Kusoo Qaadeen Xoolo dhaqato ku Nool Deegaanka Maskax-buqle

                Qorulugud:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Inkastoo dhawaan shirweyne Nabadeed lagu qabtay deegaanka Coodanle ee Gobolka Buuhoodle, haddana waxa wali socota ammaandarraddii halkaas ka taagnayd, waxana ay maalintii shalay tiro katirsan maleeshiyada Khaatumo ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen xoolo dhaqato ku sugan Deegaanka Maskaxbuqle oo u dhexeeya Magalooyinka Buuhoodle iyo qorilugud. Ujeedka Weerarkan Gaadmada, Ayaa Lagu Sheegay Iney Kooxdan Nabadiidka…

                Read More

                  Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Markale Diyaar u ah Inuu Hoggaaminta Dalkiisa Usoo Istaago

                  Addis Ababa:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Saadaalo laga bixinayo Dawlad Dalka Ethiopia yeelan doonto Horraanta Bisha Soo Socota ee September, ayaa sheegay in Ra’isal Wasaaraha Xilligan xilka haye Hailemariam Desalegne markale dib loosoo dooran doono. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in shirkii 10-aad ee EPRDF lagu gudoonsaday in Hailemaraim Desalegn dib loogu magaacabo xilkaas. Wargeyska Sendeq ee ka soo…

                  Read More

                    Dowladda Soomaaliya oo dib u dhiska Hotel Curubo ku baxineysa 60-milyan oo dollar

                    Muqdisho,14Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameyn doono Hotelka Curubo oo ka mid ahaa hoteladii ugu caansanaa dalka ee ku bur buray dagaaladii sokeeye. Wasiir Maareeye oo shalay ka hadlayay munaasabada maalinta dhalinyarada Adduunka ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ku howlan tahay sidii…

                    Read More

                      Ololaha Doorashada Madaxnimo ee Jubbaland oo si weyn laga Dareemayo Magaalada Kismaayo

                      Kismaayo,13Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka soconayo olole aad u ballaaran oo ay wadaan musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ilaa hadda ay xilkaasi isu soo taageen Afar Musharrax oo uu kamid yahay Madaxweeynaha imika xilka hayo, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Xaflado kala duwan ayaa maalmihii…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somalia oo ka Hadlay Mooshin ay ka Gudbiyeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka

                        Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Mooshin ka dhan ah oo ay Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan ay maanta ka gudbiyeen, isagoo sidoo kalena ka Warbixiyay Marxaladda dalku uu marayo, sida siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.   Xasan Sheekh oo Warbaahinta kula Hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inuu ka War-hayo warar sheegaya in…

                        Read More

                          Golaha wasiirada Somalia oo Kulan ka Yeeshay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Xasan Iyo Qaabka ay uga Hadleen

                          Muqdisho 13.Aug 2015 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirrada dowladda Soomaaliya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya iyo xaaladda siyaasadeed ee cusub ee uu dalka galay. Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in ay dareen ka muujinayaan daq-dhaqaaqa qaar ka…

                          Read More

                            Beel weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir dhaqan Maanta Shaaciyay iyo Arrimaha lagaga wada hadli doono DAAWO

                            Hargaysa 13.Aug 2015 (SDN/QJ)- Beel Weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir Jaraa’id ku qabtay huteelka Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa Shaaca ka qaaday Shir dhaqan oo Beeshu kaga arrinsanayso horumarkeeda laguna Magacaabo Talo-Wadaag lagu qaban doono 27 Ilaa 28-ka Bishan August Magaalada Sallaxley. Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Dhallinyaradda beeshaasi isla markaana…

                            Read More

                              War Degdeg ah: Doonni Siddey Tahriibayaal Oo Kusoo Caarridey Xeebta Waqooyiga Saaag

                              Ceerigaabo,13Aug,2015(QJ/SDN)-Doonni siddda tahriibayaal ayaa habeenkii xalayto waxay kazoo caaridey xeebta magaalada Laasasurad ee waqooyiga G/sanaag. Doonnidan ayaa sida la sheegay waxa saarnaa dad tiradooda lagu sheegay 89 qof kuwaasoo 6 ka mid ahi Soomaali ahayd halka 83-da kalena ay ahaayeen dadka u dhashay qoomiyadaha Itoobiya. Waxana wararku intaas kusii daayaan in dadkani ka dhoofeen xeebaha…

                              Read More