Ergeyga QM ee Somalia oo Ammaanay Dhallinyaradda maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyaradda

    Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa salaan aad u diiran u diray dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo sheegay inay dhalinyaradu door ka qaadan karaan dib-u-dhiska Somalia oo nabad iyo barwaaqo ah.   “Dhallinyaradu waxay la imaan karaan tamar iyo firfircooni cusub, waxqabad iyo hal-abuur ku saabsan dhaqaale unkid si ay u sameeyaan nolol iyo is-bedel…

    Read More

      Wasiir Xirsi Oo Usoo Tafo-xaytay Musharrax Madaxweynimo, Nuxurka Codsi Uu Madaxweynaha Kaga Dalbaday In Dib Loo Dhigo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Bisha Dambe Muddaysnaa Iyo Xeeladda Uu Ciyaarayo

      Hargeysa:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Toddobaadyadii ugu dambeeyey Gucle-orod ugu jirey sidii uu Xisbiga Kulmiye dhexdiisa isaga soo sharraxi lahaa Tartanka loo geli doono Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga dhexdiisa. Wasiir Xirsi, ayaa sida Wargeyska Hubaal ku hayo ilo u dhuun daloola dhaqdhaqaayadiisa, waxa uu Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa uu ku…

      Read More

        “Baashe waxan leeyahay Beeshaadu waxa ay caado u yeelatay Inay Dhulbahante ka jaraan Somaliland sidii ina xaabsadeba Habeen u guureeyey,”Xildh. Cabdirashiid.

        Hargeysa:(Hubaal)-Xildhibaan Cabdirashiid Sheekh Cabdilaahi Aadan oo Golaha Guurtida katirsan, kana soo jeeda Gobollada Barig Somaliland, ayaa Wasiirka Caafimaadka ka difaacay Eedo dhawaanahan uga imanayey Xildhibaan Dhakool oo Golaha Wakiillada Katirsan, waxana uu tilmaamay in Wasiirku yahay shakhsi horumarka dalka ku suntan. Xildhibaan Cabdirashiid oo saxaafadda u warramayey, ayaa xildhibaan Dhakool iyo Waliba Xildhibaan Baashe Maxamed…

        Read More

          Daacish oo qoorta ka jartay Muwaadin u dhashay dalka Croatia, oo afduub ahaan ay ugu haysatay Masar

          Qaahira,13Aug,2015(QJ/SDN)-Koox xidhiidh la leh Ururka Daacish oo ka dagaalanta dalka Masar, ayaa waxay baahisay muuqaal aad looga naxo, oo muujinaaya geerida Tomislav Salopek, oo ah muwaadin u dhashay dalka Croatia. Muuqaalka waxaa lagu dhex arkayaa Tomislav Salopek oo la qoor gooyay. Ninkan oo ka mid ahaa dadka ku nool Magaalada Qaahira Ee Xarunta Wadanka Masar,…

          Read More

            Magaca Sarkaal Al-shabaab Katirsaa Oo Isku Dhiibay Ciidamada Dawladda Federal-ka ah

            Baardheere:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxa ciidamada Dawladda isku dhiibay sarkaal sare oo katirsanaan jirey Kooxda Al-shabaa oo dhawaan halkaas xoog loogaga saaray. Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Baardheere, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Sarkaalkan uu isku soo dhiibay maalinimadii Salaasadii toddobaadkan ciidamada ku sugan…

            Read More

              Ilaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Afrikaan ah Oo Naftoodu Halis Ku Jirtey

              Lamadusa:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Iyadoo ay maalinba maalinta ka dambaysa sii badanayaan  tahriibayaasha naftooda ku biimaynaya halista badda u dhaxaysa Yurub iyo Afrika, ayey ciidamada Ilaalada Badda ee dawladda Talyaanigu Maalintii shalay Badbaadiyeen 52-qof oo Tahriibayaal ah oo Doon ay ku safrayeen kula geddoontay Badda Meditarraniyanka dhexdeeda, hase ahaatee, 50 ruux oo kale ayaan weli lahayn oo la baadi-goobayaa….

              Read More

                “Markii Aan Arkay Madaxweyne Siilaanyo Waan Ooyay Oo Waxaan Soo Xasuustay Aabahay Fagadhe…” Amal Maxamuud Saalax (Fagadhe)

                Hargeysa,13Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu Xafiiskiisi ku qaabilay Amal Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo aabaheed hore xilal kala duwan uga soo qabtay Somaliland. Amal Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe oo ay da’deedu tahay 15-jir oo wakhtigan degen dalka Sweden oo fasax ku joogta Somaliland,ayaa waxay kulankaasi ku tilmaantay inuu farxad iyo…

                Read More

                  Xildhibaano Mooshin Xil Ka Qaadis ah Ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

                  Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Xildhibaano dhowr ah ayaa guddoonka baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud oo kalsomini kala noqsho ah. Qoraalka Mooshinkan oo ka kooban sagaal bog, waxayna u cuskadeen eedeymo ku aadan falal ku saleysan xadgudubyo culus oo lid ku ah Qaranimada Soomaaliya iyo awood sheekasho. Mooshinkan oo ay saxiixeen illaa 115…

                  Read More

                    Dowladda Shiinaha Oo Qiimaha Lacagteeda Yaunka Hoos U Dhigaysa.

                    Beijing.13Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Shiinaha ayaa talaabo kale qaaday si ay u yareyso qiimaha lacagta Shiinaha ee Yuan, arintan ayaa saamaysay suuqyada lacagaha iyo walaaca laga qabo dhaqaalaha Shiinaha oo ah kan labaad ee ugu wayn adduunka. Qiimaha yuanka marka loo badalayo dollarka ayaa la dhimay, iyadoo ka dhigtay lacagta shiinaha qiimaheedii ugu yaraa afar sano. Saamiyada suuqyada…

                    Read More

                      “Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Taliyuhu Wuu Riixay Ee Ma Jirin Xildhibaan La Garaacay Ama Nabarro La Gaadhsiiyay” Wasiir Xirsi

                      Hargeysa,13Aug,2015(QJ/SDN)-Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa maanta xog waraysi la yeeshay wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, iyagoo ka waraystay isku dhac bilhii la soo dhaafay dhex maray Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo wakiillada ka tirsan iyo taliyaha Ilaalada Madaxtooyada. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo guddoomiye u ah guddida ayaa ujeedka kulanka sharaxay…

                      Read More

                        Maxaa Dhallinyarada Somaliland Ka Hortaagan Hoggaanka Dalka? W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr

                        “Raggii lixdankii xilkiyo Xayuubsaday maamulkaa Illaa hadda xaadiroo U xaydan kuraasidoo Xafiiskana doonayee” Siciid Gahayr Maanta (12ka Ogos) waa maalinta dhallinyarada adduunka. Ugu horreyn waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan barbaarta Islaamka iyo kuwa Somaliland. Waxaanan idinla wadaagayaa maqaal iyo maanso aan diyaariyay 2007da oo aan tifaftir kooban ku sameeyay, oo ku saabsan dhinac ka mid…

                        Read More

                          Maxkamadda Sare oo Kulan la yeelatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen

                          Hargeysa,13Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka taas oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare. Kulankaas ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Afka Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka ku hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah…

                          Read More

                            Boko Haram oo dooratay Hoggaamiye Cusub iyo Qarax lagu Dilay 47 Ruux oo ka Dhacay Nigeria

                            Nigeria,12Aug,2015(QJ/SDN)-Kooxda ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa Doortay Hoggaamiye cusub, sida uu BBC-da u Sheegay Madaxweynaha Dalka Jaad, Idriss Deby. Iyadoo Qarax ka dhacay Suuq ku yaalla dalka Nigeria lagu dilay in ka badan 47-qof.   Madaxweynaha Jaad ayaan sheegin waxa ku dhacay Hoggaamiyihii Kooxda Boko Haram Abubakar Shekau, balse wuxuu sheegay in…

                            Read More

                              Gaadiidka AMISOM oo Wiil Dhallinyaro ah ku jiidhay Waddada Warshadaha ee Muqdisho

                              Muqdisho,12Aug,2015(QJ/SDN)-Gaadiidka Ciidamada AMISOM ayaa Wiil Somali ah oo 25-jir ahaa laguna magacaabi jiray, C/weli Abukar C/lle; isla markaana watay Mooto ku jiiray Waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.   Wiilkan Soomaaliyeed ayaa Waxaa soo Gaaray Dhaawac Culus, waxaana Burbur uu kasoo Gaaray mid ka mid ah Lugihiisa, iyadoo Gaadiidkii ay Wateen Ciidamada ay Socodkooda iska sii…

                              Read More

                                Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Beenisay inay Lacago ka Hesho Shirkadda SOMA OIL & GAS

                                Muqdisho.12Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta si cad u beenisay Warbixintii kooxda Baarayaasha Qaramada Midoobay ee la Socodka Arrimaha Somalia iyo Eritrea oo ku eedeysay Shirikadda SOMA OIL & GAS inay Mushaarro sharci-darro ah siiso Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Somalia.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Bartoolka ayaa lagu sheegay in…

                                Read More

                                  Hawl-wadeenada Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lagu ammaanay wax-qabadkooda

                                  Muqdisho,12Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Kormeeray Xarunta Bankiga Dhexe ee Somalia, isagoo u kuur-galayay Hab-sami u socodka Hawlaha Bangiga Dhexe.   Xasan Sheekh ayaa Waxaa Bagiga kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somalia, Bashiir Ciise Cali, Guddoomiye ku-xigeenka Bankiga, Maryan C/llaahi Yuusuf iyo Mas’uuliyiin kale.   Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa madaxda Bangiga dhexe…

                                  Read More